Amiirad ka baxsaneysay dowlada Imaaraadka Carabta oo la waayey (Daawo Sawirro)

Koox dhanka sharciga u ololeysa oo ku sugan London ayaa ugu baaqay Imaaraatka Carabta inay ka jawaabaan waxa ku dhacay amiirad soo duubtay muuqaal ay ku sheegeyso in aabbaheed oo ah ninka xukuma Dubai uu nolosheeda khatar geliyay. Sheekha Latifa Al-Maktuum ayaa waxay isku dayaysay in ay ka baxsato dowladda Imaaraadka, iyada oo bishii Maarso … Continue reading Amiirad ka baxsaneysay dowlada Imaaraadka Carabta oo la waayey (Daawo Sawirro)